Comments on: War Deg Deg Ah:- Warsaxaafadeed Lagu Joojinaayo Shirka UU Shariifka ka Maleegayo Baydhabo Oo Kasoo Baxay xafiiska Gudomiyaha Barlamanka http://www.daafeet.com/2014/11/17/war-deg-deg-ah-warsaxaafadeed-lagu-joojinaayo-shirka-uu-shariifka-ka-maleegayo-baydhabo-oo-kasoo-baxay-xafiiska-gudomiyaha-barlamanka/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 18 Nov 2014 04:40:08 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: Farax mahdi http://www.daafeet.com/2014/11/17/war-deg-deg-ah-warsaxaafadeed-lagu-joojinaayo-shirka-uu-shariifka-ka-maleegayo-baydhabo-oo-kasoo-baxay-xafiiska-gudomiyaha-barlamanka/#comment-3667 Tue, 18 Nov 2014 04:40:08 +0000 http://daafeet.com/?p=17673#comment-3667 Asc, Shariif sakiin waa nin la wato anaga noo shaqeeya ee faraha nooga qaada wax la yirahdo D/M ma jiraan wa Digil iyo Daame war nadaayaa ee riiyada eloowa balankeena wa Baraawe kunna heeshiinay inaa wada degno Baraawe

]]>
By: Arlaadii http://www.daafeet.com/2014/11/17/war-deg-deg-ah-warsaxaafadeed-lagu-joojinaayo-shirka-uu-shariifka-ka-maleegayo-baydhabo-oo-kasoo-baxay-xafiiska-gudomiyaha-barlamanka/#comment-3666 Mon, 17 Nov 2014 14:44:40 +0000 http://daafeet.com/?p=17673#comment-3666 Asc wan so dhaweynaya in an la aqonsan Sharif sakin wuxu walaqayo.
Baydhabo casimada wu ka raray barawana Habargidir aya ugu si hormarty cidamo Goobale uu wato marka cidan konfur galbed e ka difaco ma haysto asaga cirka rob ku og.

Hadu dadkisa is kala tashto sida raga DM ugu tunka weyn iyo Pro.jawari maxa ka halawi laha misna mida U ku xun yahy waxa waye dantisa kaliya ayu yaqan Ee dan DM wiligis ma firin marka yu xukuma.

Mar walalkis ayu madaxweyna ka dhigay marna wilkis ayu dhahy wasir haliga dhigo marka si kasto ayu wax ku radina.Sxb degankan konfur galbed beelo aya is kaleh misna daga la tasho la antod wax kuma hagagayo.

]]>
By: Ibrahim http://www.daafeet.com/2014/11/17/war-deg-deg-ah-warsaxaafadeed-lagu-joojinaayo-shirka-uu-shariifka-ka-maleegayo-baydhabo-oo-kasoo-baxay-xafiiska-gudomiyaha-barlamanka/#comment-3665 Mon, 17 Nov 2014 11:16:29 +0000 http://daafeet.com/?p=17673#comment-3665 Jawaaari: Waa odaay aan qadarineyno. Waxaa laga sugaayey sidaan oo kale in uu shir Jaraaid u qabto doorashadii Ahmaed Midoowe ee Kismayo la dhacday. Sidaan ayuu korsiga ugu fadhiyey. Sawirada laga soo saarayey waxay ahaayeen isago HURDAAYA 00 haba yaraate dan ka laheen waxa dhacaya degaanka dadkana lagu sameeeynayo. Maanta ayuu soo toosay. Waxaa xaysa qiiro xasidnimo. Yaa uga fadhiya.

]]>
By: Halyey Nuur http://www.daafeet.com/2014/11/17/war-deg-deg-ah-warsaxaafadeed-lagu-joojinaayo-shirka-uu-shariifka-ka-maleegayo-baydhabo-oo-kasoo-baxay-xafiiska-gudomiyaha-barlamanka/#comment-3664 Mon, 17 Nov 2014 05:32:11 +0000 http://daafeet.com/?p=17673#comment-3664 KKKKKK KKKKKK KKKKK K WAA SOCON WEYNAYEE AAN ORODNO MIYAA WAR SAXAAFADEEDKAAN?

DAWLADDA IYO BAARLAMAANKA HADDII AY RUN KA TAHAY, MAXEY U AMRI WAAYEEN BOLIISKA IYO CIIDAMADA DFS EE GOBOLKA INEY XIRAAN SHIRKA , SOONA QAB QABTAAN KUWA MEESHA KU SHIRAAYA OO DIIDEY AMARKOODA ?

WALLEE ARINTA WAA TIMIR LAF BAA KU JIRTA, KKKKKK KKKKK
KKKKKKKK KKKKKKKK EE AAN ARAGNO HALKA AY KU BIYO SHUBATO.

]]>