daafeet.com
Daawo:- Wixii Maanta Ka Dhacay Barlamaanka Iyo Dhaqanka Ay Leeyihiin Qaar Ka Tirsan Xildhibanada
Kulankii baarlamaanka Somalia ee maanta ayaa mar kale furmi waayay, kaddib markii xildhibaannada mooshinka kasoo horjeeda ay billaabeen inay heesaan markii la doonayay in kulanka la furo. Xildhibaa…