Comments on: Aqriso Go,aanadii ay Wada Gaareeen Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya iyo Xildhibano Wakiil Ka Ah Xukuumada Federalka http://www.daafeet.com/2014/11/05/aqriso-goaanadii-ay-wada-gaareeen-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-somaliya-iyo-xildhibada/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Fri, 07 Nov 2014 00:10:53 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2014/11/05/aqriso-goaanadii-ay-wada-gaareeen-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-somaliya-iyo-xildhibada/#comment-3616 Fri, 07 Nov 2014 00:10:53 +0000 http://daafeet.com/?p=17469#comment-3616 Allahayow karim saan mey arrintu maresa Allah ha no gargaro Marku madobe nunow saxixayo Ileyn asaga waaba madaxweynihi kofuur galbede aweye wasirayashi ama gudomiya barlamaka kofur galbed ama Mallaq shurie mehay ayaga uu saxixi waayeeyn . Protocoll ma ha waxan oo kaleto. dib ha leysugu labto waa bahanahay baqdi loma cunno. DFS Gudomiye barmak ku xigeeno, Wasiro ayeey qaban , Shekadun waa barooirta orgiga ka weyn maweelis iyo madadalo oo waqti dhumis aha ayaa bilabatey si moshinka Casbdiwelli lagu hayo dib logu dhigo Xildhibanada DM ay cabdiwelli uu tageraan. War Xooy Xurdada ka kaca.

]]>
By: Cabdicasiis Maxamed http://www.daafeet.com/2014/11/05/aqriso-goaanadii-ay-wada-gaareeen-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-somaliya-iyo-xildhibada/#comment-3615 Thu, 06 Nov 2014 14:05:36 +0000 http://daafeet.com/?p=17469#comment-3615 Asalaamu caleeykum W W.

Madaxweeyne Madoobe nuunoow waa hogaamiye hogaankiisa lagu diirsaday, adkeeysi fiican leh,danta reer koofur galbeedna si fiican u yaqaana,isbedbedel badane aan laheen sida Jawaari, Shariif xasan,

Marka walaalayaal waxaa dhinaceena nalaga rabaa in taageero buuxda la siiyo goáanada eey Madaxweeyne Nuunoow iyo kooxdiisa qaataan.

Wax aan lagu dhibtoon dheef ma leh,

Wabillaahi Toowfiiq

]]>