Comments on: Daawo Warsaxaafadeed Looga Soo Horjeedey Wixii Shaley Ka Dhacay Magalada Baydhabo http://www.daafeet.com/2014/10/29/daawo-warsaxaafadeed-looga-soo-horjeedey-wixii-shaley-ka-dhacay-magalada-baydhabo/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sat, 01 Nov 2014 10:37:35 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: mmj http://www.daafeet.com/2014/10/29/daawo-warsaxaafadeed-looga-soo-horjeedey-wixii-shaley-ka-dhacay-magalada-baydhabo/#comment-3590 Sat, 01 Nov 2014 10:37:35 +0000 http://daafeet.com/?p=17354#comment-3590 waa run iyga waa masuuliyiin ee haddi ay dhintaan ay dadka masuulka noqonay

]]>
By: YAROW http://www.daafeet.com/2014/10/29/daawo-warsaxaafadeed-looga-soo-horjeedey-wixii-shaley-ka-dhacay-magalada-baydhabo/#comment-3589 Thu, 30 Oct 2014 14:00:53 +0000 http://daafeet.com/?p=17354#comment-3589 WAAN YAABAYE ADAN MADOOBE IYO XAABSADE SHALAY WAXAY KA DIIDEEN IYAGOO KU SHAQEEYSANAAYO CABDIQASIM IN ALLAHA U NAXARIISTEE SHATIGUDUUD IN 6 GOBOL UU SAMEEYO. MAANTA SHALAY WAXAY DIIDEEN AY DADKA SHUCUURTOODA KU DHEEL DHEELAYA.
D& M XOOLAHAAN JUHALADA AH MAR DAMBE XILDHIBAAN YEEYSAN U NOQONIN…

]]>
By: ALI ABDI.A.BAAB http://www.daafeet.com/2014/10/29/daawo-warsaxaafadeed-looga-soo-horjeedey-wixii-shaley-ka-dhacay-magalada-baydhabo/#comment-3588 Thu, 30 Oct 2014 13:59:51 +0000 http://daafeet.com/?p=17354#comment-3588 waxa ay sheegayaan hadeey run yihiin maxeey safka hore ee Banaanbaxyada iyaga&caruurtooda u soo istaagi waayeen,waxeey adeegsadaan oo ay gaashaan ay ka dhigtaan maatida kuwooda ugu itaalka daran,maxaa u diiday safka hore ee Banaanbaxyada iyaga &caruurtooda,waxeey sheegayaan hadeeyba runyihiin.

]]>
By: Cabdiwaaxid http://www.daafeet.com/2014/10/29/daawo-warsaxaafadeed-looga-soo-horjeedey-wixii-shaley-ka-dhacay-magalada-baydhabo/#comment-3587 Thu, 30 Oct 2014 05:32:29 +0000 http://daafeet.com/?p=17354#comment-3587 Ummadda ka hor leexda ,si ay maamul u helaan
oo wixii horumar loo qoondeeyey ay uga helaan beesha caalamka, haddii shacbiyad aad heysataan isa soo sharaxa doorashada 2016.
rabitaanka beelaha digil iyo mirifle ,ma matali karaan boqol qof oo masaakiin ah oo beydhabo laga abaabulay…

]]>
By: ALI ABDI.A.BAAB http://www.daafeet.com/2014/10/29/daawo-warsaxaafadeed-looga-soo-horjeedey-wixii-shaley-ka-dhacay-magalada-baydhabo/#comment-3586 Wed, 29 Oct 2014 13:49:41 +0000 http://daafeet.com/?p=17354#comment-3586 Damiir-laawayaal oo aan xishooneeynin ummadii aay shalay madaafiicda maamul ayaan dumineeynaa darteed ay u laayeen ayeey maantana rabaan in ay u laayaan maamul ayaan dhiseeynaa,iyagoon Qandaraaskii shalay aay ummada ku laayeen aan wax cudur daar ah ka bixinin ayeey maantana sidii shalay u moodaan,iyo ineey weli soconeeyso tii eheed xizbiya altaabaneey leego mafadaano waxaasi maanta ummada aqoonyahano wax u sheegaayo ayeey leeyihiin,ee flimka aad wadaan wax midab ah ma lahan ee ummada ka hor wareejiya maalin walba maatida kuwa ugu taag daran Dhiigooda ha daadinina ee ka hor wareega………..!!

]]>
By: wiil liisaan http://www.daafeet.com/2014/10/29/daawo-warsaxaafadeed-looga-soo-horjeedey-wixii-shaley-ka-dhacay-magalada-baydhabo/#comment-3585 Wed, 29 Oct 2014 05:35:20 +0000 http://daafeet.com/?p=17354#comment-3585 war tuugii afduubihii caanka ahaa ee c.laahi leesto horayna usoo xaday maay kuminiti minesota maa wali idaacadaha ka hadlaya oo waliba nin marecana afduub ugu haystay baydhabo sanadkan oo dacwadiisi america ka socoto war ninkaa iyo wixii raaca meel xun ayay galayaan

]]>