Comments on: Faah faahin ku saabsan Shaqaaqadii maanta ka dhacday Baydhabo iyo Wararkii ugu danbeeyay http://www.daafeet.com/2014/10/28/faah-faahin-ku-saabsan-shaqaaqadii-maanta-ka-dhacday-baydhabo-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Thu, 30 Oct 2014 08:19:09 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: abdulkadir liban aden http://www.daafeet.com/2014/10/28/faah-faahin-ku-saabsan-shaqaaqadii-maanta-ka-dhacday-baydhabo-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay/#comment-3580 Thu, 30 Oct 2014 08:19:09 +0000 http://daafeet.com/?p=17333#comment-3580 bismilaah ilaah janadii haka waraabiyo inta ku dhimatay inta ku dhaawacantayna caafimaad sariican ha siiyo inta jahwareerka wadatana ilaah haka qabto ummaddas ku dhaQAN KOONFUR GALBEED AAMIN

]]>
By: Burfuule http://www.daafeet.com/2014/10/28/faah-faahin-ku-saabsan-shaqaaqadii-maanta-ka-dhacday-baydhabo-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay/#comment-3579 Wed, 29 Oct 2014 20:07:07 +0000 http://daafeet.com/?p=17333#comment-3579 SAKIIN MACARUUF WAAYE!!LAKIN WA WAX LAGA XUMAADO IN OO JAWAARI DABA DHILIF U NOQDO MORYAANTA XAMAR KA TALIISO
THE END JUSTIFIES THE MEANS..DOLLARS ..SHAME ON JAWARI
Mr. Jawari, we are not buying anything from you, nor listening any more lectures from you as you were part of the causes of the THE TRAGEDY AND MASCARE OF INNOCENT PEOPLE THAT HAPPENED IN BAIDOA UNDER YOUR WATCH. BETTER SHUT UP!

]]>
By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2014/10/28/faah-faahin-ku-saabsan-shaqaaqadii-maanta-ka-dhacday-baydhabo-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay/#comment-3578 Wed, 29 Oct 2014 14:30:15 +0000 http://daafeet.com/?p=17333#comment-3578 Wax kasto unconstitutional oo ka so xor jeda jiritanka binicadamka ayaa nanagu tijabiya waxasi oo dhana waxa ugu wacan ma qabno madax ka danqaneysa Shacabka dhulkasi .Intii shacabki ay matalayaeen wax uu qabtaan iska dhaafe Hasuqoda Barakintoda Dhibateyntoda ayaa Gumeysaha ugula SAFTAAN.
Kuwasi Masajidaha baydhaba 4 4 ta la logu maro inuu ASWT la dhaafsiyo .
Dastur ku shega aya baydhaba ka wadan kuwa Muqdisho laga so direy waxa ku qoran luqada 3 Gobol waa Somali , madana 3 Gobol aya degaan Somali oo dhan.
Is weydiiiya maxa 6 Gobol loo didanyahay? maxa 3 Gobol nanogu qasbowhaya?
War ASWT ka cabsada Dulli ha ogolaniina war anago so jeedna ayaa waxa kalo iska dhaafey BAY IYO BAKOOL la sheganowhaya oo Puntland Madaxweynaheda yiri 3 degmo oo bakool anaga iska leh (DAROOD) Hawiye wuxuu yiri from Marka tu Buur Hakaba aniga kula leh Jubadi Sare OGADEN ayaaba si toos uu sheganowhayo.
War dadakena Dulli ha uu xorsedina Fir la tirtirowhayo ayaan ku suganahay Insha Fura, waxa nanagu haaya waa exterminations,extortion’s Barakicin man made fame named , welina kuwa ayaa dan gaar ah ula jira 3 Gobol ku shega War ASWt ka cabsada nafta mar aya go’daye inshaha ha is tirina waad uu jedaan in Qaald ay wado Dowlada Muqdisho iyo Hulufadooda , hadla peolpe of baydhowa VOISKODA aan nahay (VOICE FOR THE VOICELESS) anaga wadamo LAW AND ORDER KA jiro joogno maxan sugeyna in dadkena Omison iyo Cidamo Xamar laga keney lagu dalbado la XASUQO. Ilen Muqdisho Dowladeeda Baydhaba Shacabkeda uma tirsane . ANGA AAN ISKU TIRSANANO.
Galmudud may aadan Dowlad ku shegani oo ay Mamul ay shegayaan ka so dhisan kuma dhacan Niman Rabbi iyo Rag ay qaban Puntland malintey hadasho Mamul Goboledkeda Diyarad ayaa lo qata si lo rali Geliyo waxay raban Sharci or not waa lo Sharciyeeya.
Anagana Wixi aa Dhisanay ayaa la Burburin Raba , Shacabkena markey hadlaan waa la habadeynowhaya .Maxa naga qaladan.
DM Rabbi aya Qabaan Rag ma Qabaan mi

]]>
By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2014/10/28/faah-faahin-ku-saabsan-shaqaaqadii-maanta-ka-dhacday-baydhabo-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay/#comment-3577 Wed, 29 Oct 2014 14:29:29 +0000 http://daafeet.com/?p=17333#comment-3577 War Gumeysa siduu idinkaga faidesto ayaad wadan (KALA QEYBI EE XUKUN) Stop Qabiladaka DM oo aad kala sareysan hadii aad tihiin DM Manta tan na haysato UNITY keliya ayaan kaga bixi karna .

]]>
By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2014/10/28/faah-faahin-ku-saabsan-shaqaaqadii-maanta-ka-dhacday-baydhabo-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay/#comment-3576 Wed, 29 Oct 2014 14:25:13 +0000 http://daafeet.com/?p=17333#comment-3576 https://www.google.com/url?sa=t&rct=j&q=&esrc=s&source=web&cd=2&cad=rja&uact=8&ved=0CCkQtwIwAQ&url=http%3A%2F%2Fwww.youtube.com%2Fwatch%3Fv%3D01O5oR3MrAg&ei=tvdQVLD0F5awyASQ_ILACQ&usg=AFQjCNFCl-ebjum7AQ6cM-HyFTh-zh9y9w

Dhegeysta Heskani. Marki saf loo dhaqaaquu GUMEYSIGA DHINTA.

]]>
By: Adan http://www.daafeet.com/2014/10/28/faah-faahin-ku-saabsan-shaqaaqadii-maanta-ka-dhacday-baydhabo-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay/#comment-3575 Wed, 29 Oct 2014 07:53:15 +0000 http://daafeet.com/?p=17333#comment-3575 @leeysan mad ali,,,,,,,,,,hadamo nacayka iska cadeysto hadu hadama ogaden shegto ma adiga dm ahan laheyde ama xor ahan laheyd???? 700 o sano ka hor aya ogaden hortagneen ila hadana hor taganahay hadamo dhankiisa inay cadow dm ka so galaynin ilahna wa ogyahay adna wa ogtahay lakin waku aan geerida ogolen ee afarta ilka yarta ah ka cararo waa adinka oo 3 da naaf leeh.,,,,, mida kale dm xaabsade aya lugooya oo so dhabar jabiyay dagaalkiii qoryooley looga qaadi laha habaraney.

]]>
By: YAROW http://www.daafeet.com/2014/10/28/faah-faahin-ku-saabsan-shaqaaqadii-maanta-ka-dhacday-baydhabo-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay/#comment-3574 Wed, 29 Oct 2014 05:16:02 +0000 http://daafeet.com/?p=17333#comment-3574 leeysaan, lesaan dir ay sheegtaan, luwaay darood ay sheegtaan, hadame hawiye, darod iyo oromo ay sheegtaan eelay jareer weyne, ajuraan iyo ogadeen ay sheegtaan, hariin jareerweyne iyo ajuuraan waaye, jiroon jareer iyo ogaadeen waaye, yantaar daroodaa u badan. kuwa kalena saas lee waaye ee yaan la is kashifin.

]]>
By: Laysaan Mad ALI http://www.daafeet.com/2014/10/28/faah-faahin-ku-saabsan-shaqaaqadii-maanta-ka-dhacday-baydhabo-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay/#comment-3573 Tue, 28 Oct 2014 22:26:27 +0000 http://daafeet.com/?p=17333#comment-3573 Adan Madoowe iyo Xaabsade iyo xildhibaano kale dad miyaa dhulkooda ayay gadayaan waayo Hawiye ayaa lacag soo siiyay waxayna leeyihiin lix gobol waxaa hoostina ka bixi doonta saddex gobol inta aad ka fakiraysaan lix gobol. Bay, Bakol iyo Shabeelada Hoose waxaa idinla heesta Daarood. Qabiilka Hadame oo dhan waxay sheegtaan Ogaden iyo qabiilaad kale. Rahanweyn dad miyaa? aniga uma heesto inay dad yihiin. Baardheere, Luuq, Saakow waa lawada qaatay. Xildhibaanadiina lacag ayay qaateen sida Xaabsade iyo Adan Madoowe.

]]>
By: hareda bolis http://www.daafeet.com/2014/10/28/faah-faahin-ku-saabsan-shaqaaqadii-maanta-ka-dhacday-baydhabo-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay/#comment-3572 Tue, 28 Oct 2014 20:26:05 +0000 http://daafeet.com/?p=17333#comment-3572 Intii ku dhimatey maantaBbaydhaba oo sida naxaris darada logu soo direy tugada qoriga haysata. Allah ha uu naxaristo kuwa dilka shacabka baneystey oo sidi EEYAHA lo SO ADEGSADO ha leyska Celiyo
Shacabkena Caburis Cadadis ayaa lala kor jooga. Somalida kale Deganadooda in la Boobo ama Shacabkoda laguma Dhaco in la habadeyo. Dad loga cabsado ayeey Qaban .
Maanta anaga Xildhibanadena iyo Wasirayasha Goboladasi ayaan saan uu gale Shacabkoda CADADISKA IYO CABURINTA nanala donayo ayaga OGOLADEY Allah ha ka Jasiyo,Amin.
DIGIL IYO MIRIFLE LOMA OOYAAN LOMA AARAAN AAN NOQONEY ALLAHAYOW ADIGA NO SO GURMO, OO NOO GARGAAR AMINNNNNNNNNNN

]]>
By: hareda bolis http://www.daafeet.com/2014/10/28/faah-faahin-ku-saabsan-shaqaaqadii-maanta-ka-dhacday-baydhabo-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay/#comment-3571 Tue, 28 Oct 2014 20:15:52 +0000 http://daafeet.com/?p=17333#comment-3571 YEs wadahadal waa dhamadey Baydhaba wixi ka dhacana JAWARY ayaa ka Masuul ala Ogada Xildhibanad Kofur Galbeed Ogada Shacabka Koofur Galbeed una diyar garoba Difaac Sharaftina, Jiritankina iyo Dhulkina . Caburis iyo Cadadis jogto aha ayaa nanala daba taganyahay , Nabad waa nano didey, Naf ayaa noo timadey Difaac ayaa 24 sanno ku jirna Boob, Xasuuq, Barakicin ayaa nanagu haaya .No More

]]>