Comments on: Dhegayso..Shir Jaraa’id ay wada qabteen Xildhibaanada KoonfurGalbeed”Jawaari iyo Xasan yay xukumaayaan kolkay Shacabku gumaadayaan” http://www.daafeet.com/2014/10/28/dhegayso-shir-jaraaid-ay-wada-qabteen-xildhibaanada-koonfurgalbeedjawaari-iyo-xasan-yay-xukumaayaan-kolkay-shacabku-gumaadayaan/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Wed, 29 Oct 2014 13:39:15 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: ALI ABDI.A.BAAB http://www.daafeet.com/2014/10/28/dhegayso-shir-jaraaid-ay-wada-qabteen-xildhibaanada-koonfurgalbeedjawaari-iyo-xasan-yay-xukumaayaan-kolkay-shacabku-gumaadayaan/#comment-3570 Wed, 29 Oct 2014 13:39:15 +0000 http://daafeet.com/?p=17328#comment-3570 Shalay kuwii aay madaafiicda ku laaynayeen miyeesan eheen Shacab kulkii ay lahaayeen qandaraaslayaashaan maamul ayaan dumineeynaa maantana waxeey maatida u laaynayaan maamul ayaan dhiseeynaa waa Qandaraaslayaal aan ogeeyn waxa aay qandaraaska ku soo qaateen.

]]>
By: YAROW http://www.daafeet.com/2014/10/28/dhegayso-shir-jaraaid-ay-wada-qabteen-xildhibaanada-koonfurgalbeedjawaari-iyo-xasan-yay-xukumaayaan-kolkay-shacabku-gumaadayaan/#comment-3569 Wed, 29 Oct 2014 05:03:07 +0000 http://daafeet.com/?p=17328#comment-3569 sadexdii aa la inoo diidanaa ee haddii la ogolaaday aan qaadano.

]]>
By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2014/10/28/dhegayso-shir-jaraaid-ay-wada-qabteen-xildhibaanada-koonfurgalbeedjawaari-iyo-xasan-yay-xukumaayaan-kolkay-shacabku-gumaadayaan/#comment-3568 Wed, 29 Oct 2014 01:52:08 +0000 http://daafeet.com/?p=17328#comment-3568 Al Waako may laka Camey runta haddad Shegeysan Actions la raba Motin, qadicid shiraarka ka tanasul jagada baydhaba tagera uu taga dadakina oo baanaanka habar Dugaag ka CUNOWHAYO TOOL BEEELNE maanta nano tashtey Rag noo hilinayana ma qabno Allahayow adiga ayaan ku magan galne Deganadena iyo Dadkeyga Badbadi Aminnnnnnnnnn.

]]>
By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2014/10/28/dhegayso-shir-jaraaid-ay-wada-qabteen-xildhibaanada-koonfurgalbeedjawaari-iyo-xasan-yay-xukumaayaan-kolkay-shacabku-gumaadayaan/#comment-3567 Wed, 29 Oct 2014 01:48:27 +0000 http://daafeet.com/?p=17328#comment-3567 DASTUR KU SHEGA 3 Gobol ay Wadan waxa ku qoran Luqada deganadasi waa SOMALI meshasi waxa meel loga dhacay Dasturki Somali oo shegayeey in MAY IYO MAXATIRI ay yihiin Official language of Somaliya.
Waana intetional disonest waxa la raba in DM aysan ba jirin DEgano ay shegtaan oo may Maay loga hadlo WAA QORSHE QOTO DHEER LA RABO IN NANAGU DHALAN ROGO DEGANADENANA SOMALIDA KALE LO SHARCIYEEY ANAGANA NANA CIRIB TIRO QORSHAHASI EMBIGATI AYUU KA BILOWDEY ALLAH HA UU NAXARISTE SHATI GADUUD KA XOR ISTAGEY WAXA LA RABEY IN OTHERS NANAGU DARO.
Dreamki Gumeysiyasha maanta ayuu hirgali raba kuwo Alleh iyo Rasuul Aqoonin Qadiyadna Shaqo ku lahayn ayaana lo Adegsanowhaya. ALLAH ha naga Qabto Dulliga Aminnnnnnnnnnnnnn.

]]>