Comments on: Daawo Madaxweynaha oo sheegey in Xaalka uusan Ahayd MId Sahlan http://www.daafeet.com/2014/10/23/daawo-madaxweynaha-oo-sheegey-in-xaalka-uusan-ahayd-mid-sahlan/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Thu, 23 Oct 2014 17:33:38 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: amin tuni http://www.daafeet.com/2014/10/23/daawo-madaxweynaha-oo-sheegey-in-xaalka-uusan-ahayd-mid-sahlan/#comment-3517 Thu, 23 Oct 2014 17:33:38 +0000 http://daafeet.com/?p=17225#comment-3517 Madaxweynaha war fiican ayuu sheegayaa laakiin waxa uu sheegayaa halis aamino sidee la isku aaminaa adigoo madaxweyne ah iyo ilma adeertaa gaar ahaan abgaal illaa hada maxay ku hayaan reer johar qabiilka shiidle iyo shabeele guryohooda la gubay xero amison ayey ku jiraan beerohooda ma Alana karaan guryohooda kuma noqon karaan sidee la isku aamini karaa hadaad humaan faraha kula jirtaa

]]>