daafeet.com
Deg=Deg Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada oo kusii siqaya Degmada Sablaale
Ciidammada reer Afrika ee ku howlgala magaca AMISOM iyo Ciidamada Dowlada ayaa waxay saaka gacanta ku dhigeen deegaanno iyo tuulooyin cusub oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose gaar ahaana hoosta…