daafeet.com
Daawo:- Qaabkii Ay Amisom Ku Qabsatey Degmada Baraawe
Ciidamada amisom ayaa dhawaan la wareegey gacan ku heynta degmada baraawe oo in mudo ah ku jirtey gacanta Alshabab bal halkan hoose ka daawo qaabkii ay u galeen degmada baraawe.