daafeet.com
Ciidamada Amisom oo Maanta Qarax Lagula Beegsadey Magalada Kismaanyo
Ciidamada amisom gaar ahaan Ciidamada ka socda Brundi ayaa maanta waxaa qarax lagula beegsadey magalada kismaanyo qaraxaas oo geystey qasaaro. Inta la xaqiijiyay lix ruux oo shacab ah ayaa ku dhaaw…