Comments on: Dhegeyso:- Wareysi An La Yeelaney Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya http://www.daafeet.com/2014/09/18/dhegeyso-wareysi-an-la-yeelaney-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-somaliya/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Thu, 18 Sep 2014 07:22:37 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: raat raac http://www.daafeet.com/2014/09/18/dhegeyso-wareysi-an-la-yeelaney-madaxweynaha-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-somaliya/#comment-3391 Thu, 18 Sep 2014 07:22:37 +0000 http://daafeet.com/?p=16682#comment-3391 Mudane nuunow caniga waxaa ila feeca in caan dhisano 3 gobal oo can bay bakol sh hoose. In dawlada iyo caalmkan loo sheego in eedamada haweye laga saaro shhoose. Waa in dawacat loo diro taliyaha ugu sareyo amisom niclas key igada eu danjerayaasha jooga wadanka maadam wadanka u yahay federal in dadka degaanka loo qoro cidamo degaanka ah. Carinta waxaa looga bahanyahay in cay xooga saraan nimanka soo dhiso rabo maamul gobaleedka maadam sh hoose uu yabhay dhul digilmirifle haweyana in runta loo sheego uuna laga safeeyo gobalka uu dhan sidaas ayaa xalka ku jiraa mudane nuunow tanaasulaadka wuu feecanyahay sii loo bad baadey dadka iyo deegaanka tan juban uu dacwad lago foro ahmed madowe casigo caan kasoo jeeden degaanka kismayo. Carinto sidaan bey ku waanagsantay cayey ila tahay. Dhamaan walaalaha digilmirifle oo af maay ku hadlaayo waxaa idinka cudsanlahaa in caat is cafisiin dar ilaahey oo caat isku naxariisataan sii dadkeen iyo deegaankeen caat ubat baatsantaan . Waana mahatsantaheen

]]>