daafeet.com
Dhegayso..Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar”Aniga waxaa ogaa maamul Lixgobol ah oo Baydhabo laga dhisay..Waxa la furay maantana waa Ihaano”
Waxaan maanta nasiib u helnay in gudaha Studio-yaheena Wadajirradio ee magaaladan Atlanta aynu kula kulano Prof Maxamed Xaaji Mukhtaar kana wareysano dhacdooyinka haatan taagan gaar ahaan kulanka a…