Comments on: In Support Of The Elders In Baidoa http://www.daafeet.com/2014/09/02/in-sapport-of-the-elders-in-baidoa/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Wed, 03 Sep 2014 07:39:13 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: Eedaw Goodiyow http://www.daafeet.com/2014/09/02/in-sapport-of-the-elders-in-baidoa/#comment-3258 Wed, 03 Sep 2014 07:39:13 +0000 http://daafeet.com/?p=16407#comment-3258 DM waxay ilawday inuu arrinka DM isu beddeli doono dhalasho iyo xigsiimo in lagu dhiso maamulada KG,waayo,marnaba ma dhacayso inuu dhulkaasi oo ah 1/3 of Somalia in looga taliyo Baidoa,waayo Baidoa waxa loo beddelay goob ARGAGIXISO SIYAASADEED.
Sidaasi awgeed Digilka Sh/Hoose waa inuu ka tashada aayahooda,tirakoobka wuxuu sheegaya inuu Sh/Hoose la mid yahay shacab ahaan Bay&Bakool.

]]>