Comments on: Daawo:- Dagaal ooge Yusuf Indhacade Oo Sheegey Inuu Hubka Isaga Leeyahay Cidna ka Qaadi Kartana eysan Jirin http://www.daafeet.com/2014/08/26/daawo-dagaal-ooge-yusuf-indhacade-oo-sheegey-inuu-hubka-isaga-leeyahay-cidna-ka-qaadi-kartana-eysan-jirin/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Thu, 28 Aug 2014 01:29:41 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2014/08/26/daawo-dagaal-ooge-yusuf-indhacade-oo-sheegey-inuu-hubka-isaga-leeyahay-cidna-ka-qaadi-kartana-eysan-jirin/#comment-3221 Thu, 28 Aug 2014 01:29:41 +0000 http://daafeet.com/?p=16256#comment-3221 Xubka ha la wada qadowaa na dhibeene ka dhiga hubka kuligoda ki didana Xabsiga ha la dhigo waa na dhibeen 24 sanno ayeey qoriga dhiga laga la’yahay Subhanallah.

]]>
By: Burfuule http://www.daafeet.com/2014/08/26/daawo-dagaal-ooge-yusuf-indhacade-oo-sheegey-inuu-hubka-isaga-leeyahay-cidna-ka-qaadi-kartana-eysan-jirin/#comment-3220 Wed, 27 Aug 2014 18:26:43 +0000 http://daafeet.com/?p=16256#comment-3220 QORI, BAROON, BASUUKA, COLAAD IYO WAXI LA MID AH LA’AANTIIS MA NOOLAN KARO. KALSOONIDI SHAQSIGA AY KA NUNTAY. ILAAHOW IIMAANKA USOO CELI.
“ALLAYAOOW SHAADHKII DAWLADNIMO MUXUU NACAS FARIIDEEYAY, FAA’IIDO LAAWIYO MUXUU NIN RAGA FEYL KA WADA YEEDHSHAY”.
“ALLAYAOOW MUXU FERENJIGII NACAS FARIIDEEYEY, NIN AAN AABBIHIIS FUULI JIRIN FARAS MUXUU SAARAY”.
IILA DHAMEESTIRA TIXDAAN …..
ALLAYAOOW MUXUU BAROON IYO BASUUKA MORYAAN IYO TUUG FARIIDEEY………….
ANIGA KISTEEYDA
“ALLAYAOOW MUXUU BAROON IYO BASUUKA MORYAAN IYO TUUG FARIIDEEY, MID AAN AABIYIIS BABAAY IYO MOOS ARAG MUXUU BEERAHI AFGOE IYO BALAD MARKA KU BAASHAALI”.

]]>
By: adan aminey http://www.daafeet.com/2014/08/26/daawo-dagaal-ooge-yusuf-indhacade-oo-sheegey-inuu-hubka-isaga-leeyahay-cidna-ka-qaadi-kartana-eysan-jirin/#comment-3219 Wed, 27 Aug 2014 12:41:20 +0000 http://daafeet.com/?p=16256#comment-3219 D owladu.waainaytoogashokubilowdaa.kuwaciyaalkasoohubeyey.sida.Indhacade

]]>
By: hassan http://www.daafeet.com/2014/08/26/daawo-dagaal-ooge-yusuf-indhacade-oo-sheegey-inuu-hubka-isaga-leeyahay-cidna-ka-qaadi-kartana-eysan-jirin/#comment-3218 Tue, 26 Aug 2014 19:13:32 +0000 http://daafeet.com/?p=16256#comment-3218 Yusuf Indha cade WAA moriyaan tuk ah waye haleskaqabto umada somalia asiga dhameyey libax waxqad bartay kadhiis wakuceeb

]]>