daafeet.com
Howlgalo Balaaran oo Saaka laga Wado Degmada Huriwaa Ee Gobolka banadir
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ka wada saaka howlgallo baaritanano ah degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir kaddib markii xalay qarax lagu dilay mid ka mid ah taliyeyaasha ciidamada. Taliyaha la …