daafeet.com
Madaxa Hogaanka Socdaalka oo Xukuumada Ka Codsadey In La Hakiyo Diyaaradaha Ka Imana Wadamada Cudurka Ebola Gaarey
C/laahi Gaafoow Maxamuud madaxa hogaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta Shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay jirto cabsi badan oo ku aada…