Comments on: Daawo…AMISOM oo soo bandhigtay Maleeshiyaad ay qabatay iyo Hogaamiye kooxeedyo Xabsiga la dhigay http://www.daafeet.com/2014/08/15/amisom-oo-soo-bandhigtay-maleeshiyaad-ay-qabatay-iyo-hogaamiye-kooxeedyo-xabsiga-la-dhigay/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sat, 16 Aug 2014 17:32:47 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: mukhdheere http://www.daafeet.com/2014/08/15/amisom-oo-soo-bandhigtay-maleeshiyaad-ay-qabatay-iyo-hogaamiye-kooxeedyo-xabsiga-la-dhigay/#comment-3170 Sat, 16 Aug 2014 17:32:47 +0000 http://daafeet.com/?p=16091#comment-3170 waxaan layaabanahay dadka caqliga laheen oo meeshaan kahadla caqligooda wuxuu yahay waaba in dad masaakiin ah markii xoolahooda ay isku ilaalin lahaayeen xoog lagu qaato inay farxaan dooladana way kasoo horjeedaan sida aan hadalkooda ka dha dhansankaro illaahoow kuwaan aan caqliga iyo damiirka muslinimo laheen wadankeena kaqabo wuxuu kuleeyahay dadka idaacadaha kahadlo oo imaamka isku sheegaaya war dadkaas waa dadkii xaqiiqda kahadlaayay ma waxaad rabtiin in dadka ayna hadlin hadii la dulminaayo idinkaba waxaad ka hadashiin oo u doodiin dad shabeelaha hoose raba inay xoog kula wareegaan oo dadka dulmiya marka waxaa illaahay mar walba uhari doona dadka xaqiiqda ku taagan oo soomalida saxdaa sida hawiye waana dadkii asalka ahaa oo dhulkaan dhan iska leh.biyomaal iyo elaay la isku keen keenay mahan dadkaan waa halyeeyadii qaranka hadaan hada rabno dooladaan 10 minute naguma qaadaneeso inaan katuurno meesha ogoow taas waxaan nahay 10.000.000 milyan idinkana meeqaad tihiin bal iisheega halmilyan magaartiin yaanan la idin xasuuqin unaxa dadkiina doqon yaal yahay aanan lasoconin taariikhda.

]]>
By: muqtaar macamin http://www.daafeet.com/2014/08/15/amisom-oo-soo-bandhigtay-maleeshiyaad-ay-qabatay-iyo-hogaamiye-kooxeedyo-xabsiga-la-dhigay/#comment-3169 Sat, 16 Aug 2014 00:01:19 +0000 http://daafeet.com/?p=16091#comment-3169 Dowladda suwax alla keenaba Qabqablayaasha hala weeraro weli waxaa dhiman kuwa gowoladda ciidamo geystey oo shacabka dhiwaateynaaya hubkanna halaga soobwada dhigi waraawe yaal waaye kuwaa e xassan max, ud kuwaan umadda aad u dhaaratey ka Qawo maanta waxay u hadlaan sida ayada inay dowlad yihiin oo adiga xoolo tahay , kuwaan Qawo

]]>
By: shakilaawe http://www.daafeet.com/2014/08/15/amisom-oo-soo-bandhigtay-maleeshiyaad-ay-qabatay-iyo-hogaamiye-kooxeedyo-xabsiga-la-dhigay/#comment-3168 Fri, 15 Aug 2014 23:56:21 +0000 http://daafeet.com/?p=16091#comment-3168 Walaahi waa waxa somali Qasaayo oo 24 sano dowladda u diidaayo, weli waxaa ka si daran kuwa idaacadaha ka hadlaaya Oo imman isku sheegaaya oo dhiiga dadka ka dhergey oo dhimbisha hurunaaya, asigane maalin ayaa caddaalada La horkeeni doonaa,
may kuwaan see waay yeydii La sheegey waayabee eeweli waxaan jeclaan lahaa in xamar Laga dhoofiyo Lana geeyo meel sida gowantanaamo oo kale ah

]]>
By: shakilaawe http://www.daafeet.com/2014/08/15/amisom-oo-soo-bandhigtay-maleeshiyaad-ay-qabatay-iyo-hogaamiye-kooxeedyo-xabsiga-la-dhigay/#comment-3167 Fri, 15 Aug 2014 23:49:40 +0000 http://daafeet.com/?p=16091#comment-3167 Tuugu dheh dadka kuwaan saake lasoo qabtey ayaa dhammeeyey ee hala wada Qabto kuligooda,
dowlad kuwaanaay ka dhismi La, daha, dhiiga dadkaay gogladaan, ay firaashtaan, ayna cunnaan
wixii dhimmana ka soo aruuriya hubka
waa Tuugu dhiiga dad caba

]]>