daafeet.com
Dhegayso..Wafdi ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo ku sugan Baydhabo iyo Sh.Aden Madoobe oo ku dhaliiley Madaxda dalka inay dan ka lahayn rabitaanka shacabka K/G
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Qaranka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxana halkaasi ku so dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka Gobolka …