daafeet.com
Madaxweynaha Dalka Jabuuti ismaaciil Cumar Geele Oo La Hadley Somaliyada iyo Jabutiyaanka ku Nool Manisto
Xaflad lagu soo dhaweynayay madaxweynaha wadanka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xalay ka dhacday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, waxaana ka soo qeyb galay kuman…