daafeet.com
Maxaabiis Cafis Loogu Fidiyey Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabelaha Hoose
Xarakada Al-Shabaab ayaa cafis u fidisay maxaabiis ku xirnaa degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, taas oo ay sheegeen inay ku maamuusayaan maalintii ciidda ahayd ee aynu ka soo gudbnay. Gu…