daafeet.com
Malaaq Shuurow Oo Xilkii Ka Qaadey Gudoomiyaha Gobolka Bay Iyo Kan Degmada
Maamulka gobalka Bay iyo kan degmada Baydhabo ayaa maanta waxaa xilalka ka qaaday golaha guurtida gobolka Bay, iyadoo lagu eedeeyay xil-gudasho la’aan iyo ku tagri falidda hantida. Golaha guuratida…