Comments on: Digreeto Kasoo Baxdey Xafiiska Madaxweynaha oo Lagu Magacaabey Xeer Ilaaliye Cusub http://www.daafeet.com/2014/07/26/digreeto-kasoo-baxdey-xafiiska-madaxweynaha-oo-lagu-magacaabey-xeer-ilaaliye-cusub/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sat, 26 Jul 2014 16:46:05 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: adam mohammed aadan http://www.daafeet.com/2014/07/26/digreeto-kasoo-baxdey-xafiiska-madaxweynaha-oo-lagu-magacaabey-xeer-ilaaliye-cusub/#comment-3058 Sat, 26 Jul 2014 16:46:05 +0000 http://daafeet.com/?p=15608#comment-3058 su’aasha isweydiinta mudan waxay tahay , maxaa xilka looga qaaday xeer ilaaliyihii hore ?, waxaad ogaataan akhistayaasha sharafta leh, manta soomaliya lamarabo qofkii ilah kabaqaya ee iimaankiisu koreeyo ee diidaya dulmiga iyo wax isdaba mariska, waxaan shaki iigaga jirin in xeer ilaaliyihii hore waxaa loo casilay ay tahay in uu kahoryimid kooxdan ‘ damijadiid’ dulmiga ay larabaan umaddan in ay ku xalaalaystaan wax walba si ay uGu shubtaan doorashada lasheegahayo ee 2016 in ay kadhacdo soomaaliya, markaa waxaad ogaataan in uu ilaah idin arkahayo, sidoo kale golaha wasiiradda iyo madaxiina ee madaxdiir, in aad ku tashateen in qofkii idinka hor yimaada in aad xilka kaqaadaan , laakiin waxaan idin akiidinaya in aaadan guul gaaraynin oo aad ku fashilmidoontaan waayo ilaahay wuxuu ku yiri qur’aankiisa sida : أَمْ يَحْسَبُونَ أَنَّا لا نَسْمَعُ سِرَّهُمْ وَنَجْوَاهُم بَلَى وَرُسُلُنَا لَدَيْهِمْ يَكْتُبُونَ

]]>