daafeet.com
Alshabab oo Xaley Madaafiic ku Weerarey Magalada Kismaanyo
Xarun ciidamada Maamulka Jubba ay ku leeyihiin Xaafada Guulwade, gaar ahaan Warshada Hilibka Magaalada Kismaayo ayeey ku dhaceen madaafiicda oo ay ku sugnaayeen xiligaasi ciidamada Maamulka Jubba. …