Comments on: Xildhibaan Daahir Amiin oo Ku Eedeeyey Xasan Sheekh,Jawaari, iyo Cabdiweli Iney Shacabka Somaliyeed Dagaal Ka Dhex Abuureen http://www.daafeet.com/2014/07/20/xildhibaan-daahir-amiin-oo-ku-eedeeyey-xasan-sheekhjawaari-iyo-cabdiweli-iney-shacabka-somaliyeed-dagaal-ka-dhex-abuureen/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sun, 20 Jul 2014 17:25:24 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: abgaal capetown http://www.daafeet.com/2014/07/20/xildhibaan-daahir-amiin-oo-ku-eedeeyey-xasan-sheekhjawaari-iyo-cabdiweli-iney-shacabka-somaliyeed-dagaal-ka-dhex-abuureen/#comment-3006 Sun, 20 Jul 2014 17:25:24 +0000 http://daafeet.com/?p=15501#comment-3006 kkkkkkk xildhibaan kulahaa caada qaatayaal aatihiin ilaaheey aasa wax og kkkkkkkk ama biyamaal marka hagoosto wacdaan iyo geledina afooge garene waxa hera haqaato iyo jiido gobalka sidaas kudhameeya ileen hishiis malahane

]]>
By: adam mohammed aadan http://www.daafeet.com/2014/07/20/xildhibaan-daahir-amiin-oo-ku-eedeeyey-xasan-sheekhjawaari-iyo-cabdiweli-iney-shacabka-somaliyeed-dagaal-ka-dhex-abuureen/#comment-3005 Sun, 20 Jul 2014 16:57:05 +0000 http://daafeet.com/?p=15501#comment-3005 waan soo dhowaynaynaa waa fikir sax ah oo ilahna uu raali kayahay , markaa waxaan leeyahay kuwa kale ee barlamaanteeriga ah ee aamusan hadla wixii aad u aragtaan inay sax yihiin sheega haddii kale waxaad ogaataan in aad laqabtaan kuwa wax qasaya fikikooda.

]]>
By: omarbongo http://www.daafeet.com/2014/07/20/xildhibaan-daahir-amiin-oo-ku-eedeeyey-xasan-sheekhjawaari-iyo-cabdiweli-iney-shacabka-somaliyeed-dagaal-ka-dhex-abuureen/#comment-3004 Sun, 20 Jul 2014 11:14:24 +0000 http://daafeet.com/?p=15501#comment-3004 xildhiban Runta ka xadlay ama ka xadlo mar waliba Daahir ayaan ka aragnaa kuwa kale caawi waxay ku mashquulaan Qaarkood Qabkey wax uga Heli lahaayeen madaxdooda sare halka kuwo kalena ay yiraahdaan waaba naloo xadlayaa aan u aamusno kuwana iyagaaba ku mashquulsan sidii umad dhulkeda iyo dilkeeda sidii u fulin lahaayeen Dahir iyo in yar Faro ku Tiris ah ayaa ka xalaal ah xildhibaanada sida xadalka u dhigay ayaana xaalku yahay oo wax u jiraan 3 da masuul ula jedkoda waa Tageysane madaxa isu geliya waliged yaan la kala Bixin mana ka fekeraan musraqbal somalinimo iyo kan shacab Toona

]]>