daafeet.com
Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Fowsiya Yusuf oo ay Kooxda Monitoring Group Ku Eedeysey In ay Lunsadeen Hantidii Qaranka
Warbixin ka soo baxday kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan xayiraada xaga hubka ah ee saaran Soomaaliya iyo Eretria ayaa lugu sheegay in madaxweyne,Xasan Sheekh Maxamuud,wasiirkii hore ee arrimaha…