daafeet.com
Dowlada Jabuuti Oo Sheegtey In Ey Kordhin Doonto Ciidamada Kaga Sugan Dalka Somaliya
Wasiirka arrimaha Dibada dawlada Jabuuti Max’ud Cali Yuusuf ayaa ka sheegay magaalada Jabuuti in dawladiisu ay hadda wado qorshe ay ku kordhinayso ciidamada Soomaaliya ka jooga ee qeybta ka ah howl…