daafeet.com
Gacan Ku Dhiiglayaashii Diley Nafiso Cusmaan Salaad Oo Maanta Xukun Dil Ah Lagu Fuliyey
Fagaaraha Iskuul Buluuziyo ee Magaalada Muqdisho, ayaa saaka waxaa lagu toogtay labo ruux oo loo haystay inay ka dambeeyeen dil Magaalada muqdisho loogu geystay Gabar Ardayad aheyd oo lagu magacaab…