Monthly Archives: July, 2014

Browse our exclusive articles!

Dowlada iyo Beesha Caalamka oo Maanta ku Dhawaaqeen Dhismaha Maamul Cusub + Sawiro

Munaasabad Maanta  ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Soomaaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Mas’uuliyiin ka socotay gobolada Dhexe, Siyaasiyiin, mas’uuliyiin ka...

Maxaabiis Cafis Loogu Fidiyey Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabelaha Hoose

Xarakada Al-Shabaab ayaa cafis u fidisay maxaabiis ku xirnaa degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, taas oo ay sheegeen inay ku maamuusayaan maalintii ciidda...

Malaaq Shuurow Oo Xilkii Ka Qaadey Gudoomiyaha Gobolka Bay Iyo Kan Degmada

Maamulka gobalka Bay iyo kan degmada Baydhabo ayaa maanta waxaa xilalka ka qaaday golaha guurtida gobolka Bay, iyadoo lagu eedeeyay xil-gudasho la’aan iyo ku...

Dhegayso..Waafoow”Hadii hal Geber kusoo herto Shabeelaha hoose waxaan rabnaa inay xuriyo ku noolaato”

Gudoomiyaha deegaanka No-50 degmada Awdheegle gobolka Shabeelaha hoose Cabdulaahi Waafow ayaa waxaa uu ka war bixiyay xaalada haatan u sugan yahay gobolka Shabeelaha hoose...

Daawo: Xasuuqii Ka Dhacay Xaafada Shujayea Ee Magalada Gaza

Aljaziira oo  aduunweynaha uso gudbisey sida ey wax ugu socdaan magalada Gaza. http://c.brightcove.com/services/viewer/federated_f9?isVid=1&isUI=1 Source Aljazeera

Popular

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga oo kusoo wajahan dekeda magalada muqdisho

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga ayaa la...

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Subscribe

spot_imgspot_img