Comments on: Waa Maxay Sababta Dadka Koonfur Galbeed Aysan Gobolka Banaadir Waxbo Ugu Laheen Iyo Sababa Beesha Hagab Gidir Ay Shabeelaha Hoose Xoog Ku Qabsatay? http://www.daafeet.com/2014/06/28/waa-maxay-sababta-dadka-koonfur-galbeed-aysan-gobolka-banaadir-waxbo-ugu-laheen-iyo-sababa-beesha-hagab-gidir-ay-shabeelaha-hoose-xoog-ku-qabsatay/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sun, 29 Jun 2014 11:16:38 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: banaadir http://www.daafeet.com/2014/06/28/waa-maxay-sababta-dadka-koonfur-galbeed-aysan-gobolka-banaadir-waxbo-ugu-laheen-iyo-sababa-beesha-hagab-gidir-ay-shabeelaha-hoose-xoog-ku-qabsatay/#comment-2772 Sun, 29 Jun 2014 11:16:38 +0000 http://daafeet.com/?p=15118#comment-2772 hawiye wuu yimid xamarne markuu imaado oo duurka ka imaado nuuriyo ayaa lugaha loo marin jiray sidii durkiisa u noqdo wuxuu ku imaan jireen gobolada dhexe ee hawiye wax u mayaalo muqdisho iyo shabeelaha hoose hawiye waxa idin dambeyn doona sidii fircoon loo halaagay oo kale

]]>
By: bitaale http://www.daafeet.com/2014/06/28/waa-maxay-sababta-dadka-koonfur-galbeed-aysan-gobolka-banaadir-waxbo-ugu-laheen-iyo-sababa-beesha-hagab-gidir-ay-shabeelaha-hoose-xoog-ku-qabsatay/#comment-2771 Sun, 29 Jun 2014 03:39:48 +0000 http://daafeet.com/?p=15118#comment-2771 War amay ky roontahay in laga taliyo sidii gacmaha la isku qabsan lahaa oo la joojiyaa sheekada ag Ninkii dhoof ku yimid baa geeridu dhibaysaa. Geeridu qof walbay dhibaysaa. haddaan anagu isku jeedno sidee horumar ku gaaraynaa. Tolbeelay Soomaaliyeey, war waxa aduunka ka socda ma wiinaan la socon, hoostiina kaliya ha fiirininee bal hortiina iyo hareerihiina fiiriya.

]]>
By: mukhdheere http://www.daafeet.com/2014/06/28/waa-maxay-sababta-dadka-koonfur-galbeed-aysan-gobolka-banaadir-waxbo-ugu-laheen-iyo-sababa-beesha-hagab-gidir-ay-shabeelaha-hoose-xoog-ku-qabsatay/#comment-2770 Sat, 28 Jun 2014 20:07:28 +0000 http://daafeet.com/?p=15118#comment-2770 beesha aad kadhawaajisay ee habargedir xoog kuma heesato muqdisho wayna daganaayeen dad koyta ah ma ahan sida biyomaal iyo eelaaywiiq mirifle marka waa dadkii asal loogu yimid dhulkaan soomaliya gees ka geesna waan dagnaa hana ku seexanina inaad hawiye dhulkiisa aad boobtaan habargedir oo kaliya madagna shabeelaha hoose waxaa dagan hawiye oo idil dad kasaari kartaana majirto waxaadna wadiin waa wixii ee soomaliya 1991 kuhalaagsantay waxaan idin dhihi lahaa markale ninkii doon kuyimid ama orod kuyimid dhulkaan waxaa idiin danbeendoonta waa kala orod iyo kala carar iyo qoxooti inaad soomaliya kanoqotaan.waana soo dhowdhowdahay arimahaas aan ka dhawaajiyay meel halagu qorto hada.

]]>