daafeet.com
Dagaalo Xaley ka dhacay Degaanka Kulan-jeer ee Gobolka Bakool oo Qasaara geystey
Dagaalo aad u xoogan ayaa waxaa ey ka dhaceey Deegaanka Kulan Jeer ee gobolka bakool taaso inta la ogyahay ilaa iyo hada ay ku dhinteen 7 ruux in ka badan 10 ruuxna ey ku dhaawacmeen. Ugu yaraan si…