Comments on: Daawo:- Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Canada oo xalay baroordiiq u sameysay odayaashii lagu xasuuqay deegaan hoostaga degmada Buurhakaba http://www.daafeet.com/2014/04/21/daawo-jaaliyada-somaliyeed-ee-ku-nool-dalka-canada-oo-xaley-baroordiiq-u-sameeyey-odayaashii-lagu-xasuuqey-degmada-buur-hakaba/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 22 Apr 2014 01:19:25 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: Deemo http://www.daafeet.com/2014/04/21/daawo-jaaliyada-somaliyeed-ee-ku-nool-dalka-canada-oo-xaley-baroordiiq-u-sameeyey-odayaashii-lagu-xasuuqey-degmada-buur-hakaba/#comment-2314 Tue, 22 Apr 2014 01:19:25 +0000 http://daafeet.com/?p=13740#comment-2314 Runtii waa la yaqaanaa dadka dilay laakiin lama rabo in la soo qabto. Sual?
Maxaa gobalka shabeelada hoose mamul lugu sameenwayay.Sida aan ognahay Madaxweynah dhoor jeer ayuu ka hadalay arinta Kismayo, mida Beledweyne iyo meelo kale. marana ma dhicin in uu soo faro geliyo arinta Sh/hoose. taasi waxay marqaati u tahay wax walabo oo ka dhaca sh/hoose dawalada lug ayay ku leedahay.

]]>
By: Ibrahim http://www.daafeet.com/2014/04/21/daawo-jaaliyada-somaliyeed-ee-ku-nool-dalka-canada-oo-xaley-baroordiiq-u-sameeyey-odayaashii-lagu-xasuuqey-degmada-buur-hakaba/#comment-2313 Mon, 21 Apr 2014 22:38:45 +0000 http://daafeet.com/?p=13740#comment-2313 Waa in la iska qabtaa kuwa HORRAR-ka ku ah Shacabka Koofur Galbeed iyo Degaankoda.

]]>
By: xasan http://www.daafeet.com/2014/04/21/daawo-jaaliyada-somaliyeed-ee-ku-nool-dalka-canada-oo-xaley-baroordiiq-u-sameeyey-odayaashii-lagu-xasuuqey-degmada-buur-hakaba/#comment-2312 Mon, 21 Apr 2014 19:35:44 +0000 http://daafeet.com/?p=13740#comment-2312 waa la ogyahay dadkii diley odayaasha lakin waa dad ka mid ah ciidamada dowlada lamana rabo in la soo qabto…waa dad doonaya iney laayan dadka dega konfurta soomaliya si ay ayagu xoog ugu heystaan welina kama quursan dhibaateynta shacabka soomaliyeed..waa in leyska dhiciyaa hadii kale ma jojin doonan xumanta ay u maleegayan dadka deeganka..

]]>