daafeet.com
Daawo Sawirada:- Buri’ Hamza oo ku soo dhaweeyay Muqdisho muwaadiyiin somali ah oo laga soo tarxiiley dalka kenya
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Buri Mohamed Hamza ayaa maanta ku soo dhaweeyay Caasimadda Muqdisho 91 ruux oo muwaadiniin Soomaali ah oo ku noolaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaasoo doorb…