Comments on: Dhegayso…Wadada xiriirisa Afgooye iyo Wanlaweyn oo Sagaal iyo Labaatan Isbaaro taal. http://www.daafeet.com/2014/04/16/dhegayso-wadada-xiriirisa-afgooye-iyo-wanlaweyn-oo-sagaal-iyo-labaatan-isbaaro-taal/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Thu, 17 Apr 2014 10:12:35 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: Raamakullow http://www.daafeet.com/2014/04/16/dhegayso-wadada-xiriirisa-afgooye-iyo-wanlaweyn-oo-sagaal-iyo-labaatan-isbaaro-taal/#comment-2288 Thu, 17 Apr 2014 10:12:35 +0000 http://daafeet.com/?p=13629#comment-2288 Cabdifattaxow daafeet marka nagu dambeysay rag wax iska dhiciya oo aan calaacal iyo cawaad aqoon Ayaan ogayn ee walalow maxa isbedelay qoloyinkan isbarada dhigta maa meel layska saaro ilayn xabadu cid walba way kartaa. Cabdifattah dadaal wayn ayad ku jirta garabkaga allaha galo. Yasin wa ku mahadsan tahay brnamijyadada isdaba jooga ah. Mudane Gudomiye Cumar Boonge wa ku salamay, insha allah Shabeelaha Hoose oo xor ah iyo guud ahaan Somaliya

]]>
By: cabdifatax maxammed xaaji http://www.daafeet.com/2014/04/16/dhegayso-wadada-xiriirisa-afgooye-iyo-wanlaweyn-oo-sagaal-iyo-labaatan-isbaaro-taal/#comment-2287 Thu, 17 Apr 2014 07:51:19 +0000 http://daafeet.com/?p=13629#comment-2287 Maamulka k/G waa inn uu wax ka qabtaa isbaarooyika yaala inta u dhaxeysa Afgooye iyo Wanlaweyn. Gobolka sh/hoose waa inn uu hoos tagaa maamulka k/G.Waa mahadsantihiin

]]>
By: cabdifatax maxammed xaaji http://www.daafeet.com/2014/04/16/dhegayso-wadada-xiriirisa-afgooye-iyo-wanlaweyn-oo-sagaal-iyo-labaatan-isbaaro-taal/#comment-2286 Thu, 17 Apr 2014 07:47:01 +0000 http://daafeet.com/?p=13629#comment-2286 marka hore waxaan ka soo jeedaa degmada Daafeet. cabdifatax ilaah kheyr hakaa siiyo wargelinta sbaarooyinka. marka hore wasiir wax kuu ma qabankaro. far keliget fool ma dhaqdo. maad laxiriirtid dadka fadiya baydhabo ood kala hadashid arintaan. iyaga ayaa la rabaa iney waxka qabtaan, hadii maamulka K/G inuu shaqeyo.

]]>
By: omarbongo http://www.daafeet.com/2014/04/16/dhegayso-wadada-xiriirisa-afgooye-iyo-wanlaweyn-oo-sagaal-iyo-labaatan-isbaaro-taal/#comment-2285 Wed, 16 Apr 2014 09:00:29 +0000 http://daafeet.com/?p=13629#comment-2285 marka Hore abdi fataax Dadaalkiisa waan uga mahad celineynaa.Horay ayaa yoo yiri ninba Dalshey Doora Daaftiyee. Lisla kasee xada uguma Horeyso mar hada laga jogo sanado ayaa sidan noqotay Darsi lama ilaabaan ah ayaa laga siiyey Dibse waa ugu soo noqon waayeen balse xadii xada soo Noqdeen waxaan leenahay Geesiyaashii caawey C/fataaxow maad soo kicisaa oo yaad sugeysaa in idin ka Qaado. waa la soo Diray ee iska dhiciya oo Dareeska idinkuna u Gashta.

]]>