Comments on: Dhegayso…Degmada Xamar Weyne oo Isbaaradii Gudoomiye Gardhuub laga qaaday. http://www.daafeet.com/2014/04/15/dhegayso-degmada-xamar-weyne-oo-isbaaradii-gudoomiye-gardhuub-laga-qaaday/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sat, 19 Apr 2014 07:30:43 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: Burfuule http://www.daafeet.com/2014/04/15/dhegayso-degmada-xamar-weyne-oo-isbaaradii-gudoomiye-gardhuub-laga-qaaday/#comment-2282 Sat, 19 Apr 2014 07:30:43 +0000 http://daafeet.com/?p=13605#comment-2282 Degmada Xamar Weyne oo Isbaaradii Gudoomiye KU SHHEG Gardhuub OO laga XURIYAY XAMAR WEYNE .XAQI AA SOO DAAHIRAY. Gardhub iyo muryaanta oo watay waxey ka yimaaden CADAADO waxeyna ka dhashteen HG.Waxey xog ku hesteen 2oki sano ee na so dhaafay dadka iyo degmada XAMAR WEYNE. HABAARTI IYO INKAARTI WAKA SOO BAXDAY. DULMI MA DUUGMA

]]>
By: omarbongo http://www.daafeet.com/2014/04/15/dhegayso-degmada-xamar-weyne-oo-isbaaradii-gudoomiye-gardhuub-laga-qaaday/#comment-2281 Wed, 16 Apr 2014 09:25:37 +0000 http://daafeet.com/?p=13605#comment-2281 walaahi waa wax lagu farxo waana soo dhaweyneynaa talaabadaan la qaaday waxaana rajeyneynaa in ay socon Doonto xikaqaadista Gudoomiyayaashii hore iyo magacaawista gudoomiyayaasha usub waxaan sugeyno waa waberi iyo inta kaloo isbaaro lagu Haysto Gudoomiyaha G/ Banaadir oo talaabadan Qaaday waan uga mahad celineynaa.

]]>