daafeet.com
Ciidamada dowlada iyo Alshabab oo guulo ka kala sheegtey dagaal ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Bakool
Al-shabaab ayaa ka hadashay dagaallo ka dhacay shalay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool, kuwaasoo dhexmaray xoogag taabacsan iyaga iyo ciidamada Itoobiya ee AMISOM ioy kuwa dowladda oo isku dhinac…