Comments on: British Firm to Explore Somalia Billions of Oil Barrels http://www.daafeet.com/2014/04/14/british-firm-to-explore-somalia-billions-of-oil-barrels/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Wed, 16 Apr 2014 07:49:21 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: Ibrahim http://www.daafeet.com/2014/04/14/british-firm-to-explore-somalia-billions-of-oil-barrels/#comment-2280 Wed, 16 Apr 2014 07:49:21 +0000 http://daafeet.com/?p=13599#comment-2280 Somalida ku abtirsada dhaqanka BURCADA hadii laiska qaban marna ma dhaceyso in dhibaatada Somalia soo afjaranto. Somalida waxay isu laynaysaa Qabiil , dowladaha aduunkana way ka faaideysanayan. Burcada, wadankaa waa ka gadayahay, barnaamij kasta oo wadankaan lagu burburiyey ayaga loo soomaray. Waxaa u daran LACAG waa kuwa Dadka iyo Dekaanka Somalida sidaa u galay. Hadii Shacabka Somalida dhabta ah meel uga soo wada jeesan, waa laga sii darayaa.

]]>