daafeet.com
Dilaa aan damiir la hayn iyo duul dill ku xukuman
Dhiiga dadka Soomaaliyeed waa u bannaan yahay cid kasta oo waa dhiig ay daadin karaan dhamaan kuwa isku haysta Soomaaliya, kan dilaya iyo kan ka dhicinaya labbaduba wey dilaan cid udoodana lama hay…