daafeet.com
Amisom oo iska fogeysey rabshadihii maanta ka dhacay baydhaba
afhayeenka AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad oo wareysi siiyay VOA-da ayaa sheegay in shaqaaqadii maanta ka dhacday Baydhabo ay aad ula yaabeen kana horjeedaan. “Shacabka Soomaaliyeed waxaan xusuusinay…