Comments on: Aqriso: Dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya http://www.daafeet.com/2014/01/28/aqriso-dastuurka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-somaliya/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Thu, 06 Mar 2014 22:55:57 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: jamaame king http://www.daafeet.com/2014/01/28/aqriso-dastuurka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-somaliya/#comment-1635 Thu, 06 Mar 2014 22:55:57 +0000 http://daafeet.com/?p=12036#comment-1635 AAD BAAD QATAR UGU TIHIIN HALISNA AYAD GELISEEN BEESHA MAJERTEEN IYO HABAR GIDIR OO KU DUL NOOLANSHO BARATAY BALSE MAJERTEEN PUNTLAND BUU SAMEESTAY HABAREEY MAXAY SAMEESATAY MA MARKEEY QAADATAY MISE DAAFEET IYO WANLE

]]>
By: biimaal people defence front http://www.daafeet.com/2014/01/28/aqriso-dastuurka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-somaliya/#comment-1634 Thu, 30 Jan 2014 08:07:49 +0000 http://daafeet.com/?p=12036#comment-1634 allaahu akbar allaahu akbar
aad baan ugu faraxsanahay in ay sameystaan lixda gobol ay ku noolyihiin muwaadiniinta xalaasha ah ee somaaliyeed
dowlad ay leeyihiin oo ku dhisan nadaamka federaalka ay somaaliya qaadatay

waxaan leeyahay beelaha biimaal ,digil iyo mirifle iyo daarood waxaan leeyahay gacmaha is qabsada oo midooba oo sameysta ciidamada aad u badan oo iska difaaca cadowga gobolada dhexe kasoo haajiray oo hortaagan dagaalna ku haya umada degan lixdaan gobol

hadaan nahay beesha biimaal waxaan balanqaadeynaa taageero hiil iyo hoo iyo naf u hurid
besha biimaal waxay hormuud ka tahay dagaal ay lagu jiro cadowga oo ujeedkiisa yahay xureynta gobolka shabeelada hoose
iyo hirgalinta nadaamka ku dhisan federaalka inuu somaaliya si dhab ay u qaadato kuna faafo dhamaan gayiga somaaliya oo dhan

from
biimaal people defence front
(B.P.D.F)

]]>
By: abdurahman http://www.daafeet.com/2014/01/28/aqriso-dastuurka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-somaliya/#comment-1633 Tue, 28 Jan 2014 21:13:18 +0000 http://daafeet.com/?p=12036#comment-1633 maasha allah waa heer sare dastuurka halagu dadaalo dhaqan galintiisa iyo dhameestarka xukuumada iyo maamul 6gobal ka kooban ayaan sugeynaa insha llah kheyr ayuu ku dhamaan doonaa

]]>
By: ukaash http://www.daafeet.com/2014/01/28/aqriso-dastuurka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-somaliya/#comment-1632 Tue, 28 Jan 2014 18:52:41 +0000 http://daafeet.com/?p=12036#comment-1632 maasha alh kheyr alah siyo aqoon yahanadii ka shaqeysay dastuurkan, dad badan oo dacaayado wada ayay waxay maaqaayadaha iyo derbiyada la waareegayan konfurgalbeed somali maay keli ah aya iska leeh lakin qofkii wax fahamaya waxa ku filan oo kuna qancaya waxa dastuurka ku qoraan.

]]>