Comments on: Daawo;- Sawirada Calansaarkii maanta ka dhacay magalada baydhaba http://www.daafeet.com/2014/01/27/daawo-sawirada-calansaarkii-maanta-ka-dhacay-magalada-baydhaba/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sun, 02 Feb 2014 07:52:48 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: maxamed mursal http://www.daafeet.com/2014/01/27/daawo-sawirada-calansaarkii-maanta-ka-dhacay-magalada-baydhaba/#comment-1631 Sun, 02 Feb 2014 07:52:48 +0000 http://daafeet.com/?p=12025#comment-1631 k/galbeed guuuul baan u rajaynajnaa anigoo ah guddoomiyaha jaaliyadda erdhe ee mamlakadda sacuudiga ……..yaan la ilaabin 27 jan 2014
bandiira saarka koofur galbeed maa shaa alah….ilahow adkee oo noo raaji

]]>
By: ahmed rooraaye http://www.daafeet.com/2014/01/27/daawo-sawirada-calansaarkii-maanta-ka-dhacay-magalada-baydhaba/#comment-1630 Tue, 28 Jan 2014 23:12:11 +0000 http://daafeet.com/?p=12025#comment-1630 guul hanbalyo ayaan leeyahay maamulka koonfurgalbeed ee somalia

]]>
By: muna cilmi http://www.daafeet.com/2014/01/27/daawo-sawirada-calansaarkii-maanta-ka-dhacay-magalada-baydhaba/#comment-1629 Tue, 28 Jan 2014 11:43:41 +0000 http://daafeet.com/?p=12025#comment-1629 guuuuuuuuuuuuuuuuuuul koonfurgalbeed hambalyo ha loo istaago dhulka diinta iyo calanka difaaciisa ha la isku duubmo taas ayaa guul lagu gaarayaa.

]]>
By: saciid somali http://www.daafeet.com/2014/01/27/daawo-sawirada-calansaarkii-maanta-ka-dhacay-magalada-baydhaba/#comment-1628 Tue, 28 Jan 2014 05:56:56 +0000 http://daafeet.com/?p=12025#comment-1628 mashaa alaah tabaaraka laah, goofur galbeedey calankiina xafita oo xajista.

]]>
By: baydhabo mr abdi http://www.daafeet.com/2014/01/27/daawo-sawirada-calansaarkii-maanta-ka-dhacay-magalada-baydhaba/#comment-1627 Tue, 28 Jan 2014 04:46:37 +0000 http://daafeet.com/?p=12025#comment-1627 alhmdu

]]>
By: shabelada H oose http://www.daafeet.com/2014/01/27/daawo-sawirada-calansaarkii-maanta-ka-dhacay-magalada-baydhaba/#comment-1626 Mon, 27 Jan 2014 23:26:36 +0000 http://daafeet.com/?p=12025#comment-1626 wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww maasha allaaaah daafeednews.com waad ku mahadsantihin sida aad uga shaqeysaan shacabka reer koofur galbeed allaaaah garabkiina galo

]]>
By: xasan http://www.daafeet.com/2014/01/27/daawo-sawirada-calansaarkii-maanta-ka-dhacay-magalada-baydhaba/#comment-1625 Mon, 27 Jan 2014 22:22:02 +0000 http://daafeet.com/?p=12025#comment-1625 noolaada reer k-galbeed

]]>
By: Farxaan Jaamac http://www.daafeet.com/2014/01/27/daawo-sawirada-calansaarkii-maanta-ka-dhacay-magalada-baydhaba/#comment-1624 Mon, 27 Jan 2014 22:02:22 +0000 http://daafeet.com/?p=12025#comment-1624 Anagoo ah Qurbajoogta Soomaaliyeed ee UK waxan hambalyo usoo direynaa, hirgelinta Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Waxan Maamulkan 6da Gobol u rajayneynaa guul iyo horumar.

Hambalyo iyo boogaadin naga gudooma.

]]>