daafeet.com
Ogeysiis dhamaan Jaaliyadaha Reer Afgooye ee ku nool dalka dibadiisa iyo gudahiisa
Afgoi Action Council waxaa uu Shacabka reer Afgooye ee ku nool dalka dibadiisa iyo gudahiisaba ugu baaqayaa in ey kasoo qeyb galaan kulan dhici doona maalinta sabtiga taariiqdsuna tahay 14/12/2013 …