daafeet.com
Wefdi uu hogaaminaayo Wasiirka Warfaafinta oo maanta gaarey Magalada JigJiga
Wafdi uu horkacayo wasiirka war-faafinta, boostada, isgaarsiinta iyo gaadiidka Soomaaliya, C/llaahi Ciilmooge Xirsi oo ay ka mid yihiin, wasiirka ganacsiga iyo warshadaha, Maxamed Axmed Xasan, xild…