Malaaq shiine oo aan wareysi la yeelaney maanta ayaa waxaa uu ka waramey guud ahaan halka uu marayo shirka ka socda magalada baydhaba ee la doonayo in maamulka loogu dhiso Lexda Gobol ee koonfurta somaliya.
Afhayeen Cali Shiine ayaan ka wareysanay halka uu marayo shirweynaha la rabo in dowlad goboleed loogu sameeyo lixda gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Cali Shiine ayaa sheegay in shirka uu weli si rasmi ah u furmin lana sugayo wafuud caalami ah oo ugu horeeyo Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholos Kay iyo Xildhibaano.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
d/m intaan laidin talinin isku tashta guul ayuu kudhaman doonaa
A/aleykum loogow looba joogee.
Waa arrin aad u wanaagsan oon ku taageerayno
guul ban u rajeynayaa shirka mamul u sameynta gobolada k/galbeed ee soomaliya..wuxna noqon doona mid u adeegi doona shacabka gobolkan ku dhaqan …insha allah
Comments are closed.