Comments on: Dhegeyso:- Gudoomiyaha Malaaqyada Digil iyo Mirifle Suldaan warsame Suldaan Ibrow oo ka hadley arimaha dib u dejinta http://www.daafeet.com/2013/11/29/dhegeyso-gudoomiyaha-malaaqyada-digil-iyo-mirifle-suldaan-warsame-suldaan-ibrow-oo-ka-hadley-arimaga-dib-u-dejinta/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sat, 30 Nov 2013 20:10:30 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: munacilmi http://www.daafeet.com/2013/11/29/dhegeyso-gudoomiyaha-malaaqyada-digil-iyo-mirifle-suldaan-warsame-suldaan-ibrow-oo-ka-hadley-arimaga-dib-u-dejinta/#comment-1227 Sat, 30 Nov 2013 20:10:30 +0000 http://daafeet.com/?p=10709#comment-1227 walaaliyaal NGO naftirkiisa waalo baahan yahay in uu ahaado ngo oo koonfur galbeed masuuliyiinteeda ay wataan waana inoo dan intii qof kaleba uu cuni lahaa walaallal kaada u ogoloon in uu u ku xukumo markaas aayaad guul gaareysaaye ,markaan waxaan ku leeyahay walaalow ninkaan suldaan warsame ah taariiqda digil iyo mirifle baal dahab ah ayuu kaga jiraa markaan ha lagu taageero hawshuu wado guul ayaana u rajeyneynaa.

]]>
By: Jaamac yare http://www.daafeet.com/2013/11/29/dhegeyso-gudoomiyaha-malaaqyada-digil-iyo-mirifle-suldaan-warsame-suldaan-ibrow-oo-ka-hadley-arimaga-dib-u-dejinta/#comment-1225 Sat, 30 Nov 2013 02:15:35 +0000 http://daafeet.com/?p=10709#comment-1225 A/salaan aleykum waxaa wax lala yaabo ah in rag sheeganaayo malaaqyo ama salaadiin oo hadana NGO ah oo ka beecmushtarooyo dadkooda oo hadana dadka ku sheegaayo inay calooshooda ushaqeystayaal yihiin hadii suldaan,malaaqyadii ay dhaqan ka dhigteen inay ka hormariyaan danta guud midooda gaarka ah maxaa ka sugaysaa shacabkii kale oo dhibaatzysan dadkaan waan ognahay inay qaldan yihiin oo hawiye ka guuxooyo laakiin xalka ma ah in la yiraahdo calooshiis u shaqeyste waa in lawada fariisto oo laga munaaqashoodo danta guud si la isaga difaaco cadawga guud oo umada rabo inuu adoonsado dadka aan isdifaaci karin mahadsanid

]]>