daafeet.com
Maamulka Siilaanyo oo xaley xabsiga dhigey qaar ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Wadani
Wararka ka imanaya Magaalaa Hargeysa ayaa sheegaya in afar ruux oo kamid ah Xizbiga mucaaradka ah ee Wadani oo doonayay in ay soo dhaweeyaan Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdullahi (Cirro) oo ah gudoomiya…