daafeet.com
Reysulwasaraha Dalka Itoobiya oo sheegey in ciidamada ka joogta Dalka Somaliya ey ka mid noqon doonaan Amisom
Ra’iisul wasaaraha daka Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in ciidamada dowladiisa ay ku biiri doonaan ciidamada Kenya iyo Uganda ee kamid ah howlgalka AMISOM ee lagula dagaalamayo Alshabaa…