Comments on: Dhegeyso:- Xildhibaan Khalid Cumar Cali oo iska fogeeyey eedeymaha loo soo jeediyey Xildhibanada kasoo jeeda Gobolka shabeelaha hoose http://www.daafeet.com/2013/08/30/dhegeyso-xildhibaan-khalid-cumar-cali-oo-iska-fogeeyey-eedeymaha-loo-soo-jeediyey-xildhibanada-kasoo-jeeda-gobolka-shabeelaha-hoose/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Fri, 30 Aug 2013 17:53:51 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: abdulaahi http://www.daafeet.com/2013/08/30/dhegeyso-xildhibaan-khalid-cumar-cali-oo-iska-fogeeyey-eedeymaha-loo-soo-jeediyey-xildhibanada-kasoo-jeeda-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-498 Fri, 30 Aug 2013 17:53:51 +0000 http://daafeet.com/?p=8890#comment-498 asc dhamaan wllha daafeet.com waadkumahadsantihiin baraarujinta aadkuwadaan dadka g sh hoose oo aad usoogud bineysaan wax yaabaha quseeya g bolkeena intaaskadib waxaanleeyahay sh hoose waa gobolka uga wanaagsan soomaaliya hadana waagobolka ugu nasiibkadaran sh war badan uma baahno waxaalugooyey waa mifnimo la aanta dadka g blka heysata taasna waxaa u asal ah odayaasha dhaqanka oo noqdey wada afarjeebla yaal aanka neheynindadkooda ee kaliya fiirsada dhaqaale yar xildhibaano waxaanoo ah dad laaluush lagaqaatey waxaa ay kuleeyihiin jeebkeyga ayaa kursikuheley ee rer sh hoose kursi ima saarin marka waxaan baaq udiraayaa dhalinyarada gobolka udhalatey war waxaan leeyahay dhulkeena aan utashano xildhibaan iyo odayaal waad aragteen ee dhalin yarooy jiifka aanka kacno oo aan maamul usameysano dhulkeena

]]>
By: shaamqoryooley http://www.daafeet.com/2013/08/30/dhegeyso-xildhibaan-khalid-cumar-cali-oo-iska-fogeeyey-eedeymaha-loo-soo-jeediyey-xildhibanada-kasoo-jeeda-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-497 Fri, 30 Aug 2013 16:46:01 +0000 http://daafeet.com/?p=8890#comment-497 sii wada WAX KALAA DHIMAN

]]>
By: Mad Yaroow http://www.daafeet.com/2013/08/30/dhegeyso-xildhibaan-khalid-cumar-cali-oo-iska-fogeeyey-eedeymaha-loo-soo-jeediyey-xildhibanada-kasoo-jeeda-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-496 Fri, 30 Aug 2013 12:15:09 +0000 http://daafeet.com/?p=8890#comment-496 Hadda cid Khaalid siyaasada DM u hadlo loogama baahna time is over, kala qeybin kaliya ayey u hadlaayaan. Khalid gaar ahaan waa camiilka uGu weyn ee dowlada dulmi doonka ah, xitaa waxaa u sii dheer in casumaadihii shirka September 2 ka dhacaaya Somalia uu u direy oo kaliya dad u badan Hawiye iyo 2 qof oo sxbo yihiin oo DM jooga USA

]]>
By: Ahmed http://www.daafeet.com/2013/08/30/dhegeyso-xildhibaan-khalid-cumar-cali-oo-iska-fogeeyey-eedeymaha-loo-soo-jeediyey-xildhibanada-kasoo-jeeda-gobolka-shabeelaha-hoose/#comment-495 Fri, 30 Aug 2013 12:02:57 +0000 http://daafeet.com/?p=8890#comment-495 He is a sold out politician hawiye ayuu kaba qaad u yahay doonfaar calool weyn leh. Waa lagu shaqeystaa waa kuwa ugu liita.

]]>