Monthly Archives: June, 2013

Browse our exclusive articles!

Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo loo magacaabey Afhayeenka Xafiiska Reysulwasaaraha

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta u magacaabay afhayeenka xafiiskiisa, Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo ah waaya-arag dhanka warbaahinta ah. Wareegtada magacaabista...

Ciidamada Sierra Leone oo Tababar u furey Ciidamada Boliska Magalada Kismaanyo

150 askari oo booliska ah ayaa saaka tababar looga furay dugsigii ciidamada cirka ee Ma-Dhamaato oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada...

Shir Jara'id oo ey qabteen Reerka Wilkii la diley oo ey Maxkamada Xukun Cadaalad darada ku dhawaaqdey

Shir jaraa”id oo ay si wada jir ah ugu qabteen Eelada wiil Maxkamada gobalka Banaadir ay diyadiisa u xukmisay labo milyan ayaa ka hadlay...

Howlagalo laga sameeyey Beledweyne oo lagu soo qabqabtey Dad fara badan

Howlgal lagu soo qabqabtay ku dhowaad 100 ruux ayaa saaka waaberigii laga sameeyay hoteellada waa-weyn ee magaalada Beledweyne. Howlgalka ayaa waxaa si wadajir ah u...

Dowlada Ingiriiska oo shegtey in ey ka dhisi doonto somaliya Xabsi Weyn

Dowlada Britain ayaa shaacisay inay wado qorshe ay ku dooneyso inay Soomaaliya kaga hirgiliso Xabsi iyo Maxkamad suurta gal ka dhiga in lagu Xukumo...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img