Monthly Archives: June, 2013

Browse our exclusive articles!

Hay'ada Lacagta Aduunka oo sheegtey iney Ahmiyad weyn saari doonaan sidii Somaliya looga geysan lahaa Cawimaad Buuxda

Wareysi uu bixiyay Rogerio Zandamela,oo ah madaxda IMF u qaabilsan Soomaaliya ayaa wuxuu ku sheegay in ahmiyad ay siinayaan sidii Soomaaliya ay kaga taageeri...

Madaxda Qarada Afrika oo ka arinsanaya Qatarta Burcad Badeeda ey ku heyso Biyaha wadamada Africa

Madax iyo hogaamiyaal ka kala socda 25 dal oo galbeedka Africa iyo bartamaha ku yaala ayaa ku kulmay dalka Cameroon,iyagoo ka arinsanayay qatarta Burcad...

Dhegayso…Cabsida laga qaba dagaal ka dhaca Kismaayo oo sii kordhaysa

              Waxaa maalmahii ugu dambeeyey isasoo tarayay Dagaalo,Amni daro iyo weliba xiisado colaadeed oo ka taagan magaalada Kismaayo xarunta gobolka Jubada hoose,xilli aanan weli wax...

Beeraleyda Buurdhuubo oo ka cabaneysa cayayaan baabi'iyey Dalagyadii

            Beeraleyda degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo oo isugu jira kuwa roob falatada iyo kuwa waraabka ayaa sanadkan markii ugu horeysay  mudo sanado ah waxay cabasho...

Dhegayso..Baydhabo oo habeenkii labaad lagu dagaalamayo.

            Waxaa habeenkii labaad Iska hor'imaad u dhaxeeyay ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Shabaab uu ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay. Weerarkii ugu danbeeyay...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img