Wafdi ka socda howlgalka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Wafdiga UNSOM waxaa...
Ciidanka Alshabaab ayaa ku weerartay duleedka degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa Muqdisho ku soo dhoweeyey madaxa hawlgalka cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya...